Fasiraadii Riyada Ee Xadhiga Keentay!
Markii boqork habeenkii riyooday ayuu dalabday in loogu yeesho sheekh riyada fasira waxaana uu sheegay inuu ku riyoday isagoo ay ilkihiisu wada daateen. Sheekhii ayaa ku yidhi ma hubta ? haa waan hubaa ayuu yidhi. Shekhii ayaa yidhi “ Riyadaadu waxay sheegaysa in ehelkaagu madhan doonaan oo ay adigoo nool wada dhimanayaan. Boqorkii ayaa cadhooday oo yidhi hala xidho. Sheekh labaad ayaa loo yeedhay markii uu riyadii u sheegay ayuu ku yidhi:” Isagoo farxadi ka muuqato, maansha Allaha , riyadu waxay sheegaysaa inaad adigu tahay mid ka cimri dheer ehelkiisa. Boqokii ayaa farxay oo hadyada siisayay. labada sheekh waa isku mid fasirkoodu laakiin sida ay ukala yidhaahdeen ayaa kala duwan.
Waana laba kelmadood oo isku mid ah laakiin siyaabo kala duwan oo midna rajo samaynayso mid kale naxdin abuurayso.
Waana laba kelmadood oo isku mid ah laakiin siyaabo kala duwan oo midna rajo samaynayso mid kale naxdin abuurayso.
Comments
Post a Comment